Sunday, May 19, 2024

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–  Juweyriya Hassan Ahmed https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/683285093766080

Gudoomiha hawewnka gobolka Jubbada hoose oo haweenka ku dhiiragalisay barashada farsamada gacanta.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala xarumo si gaar ah Haweenka lagu baro xirfadaha gacanta qaybahooda kala duwan ku...

Qaramada Midoobay oo kaalmo lacag ah u qorsheysay fatahaadaha Soomaaliya

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska isku dubaridka gargaarka bani aadanimada QM ee Soomaaliya UNOCHA ayaa lagu sheegay in Sanduuqa gargaarka...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:– Hamdi Mahamed Yaasiin. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/258757390329933

Kulan looga hadaayay callings Khilaafaadyada oo lagu qabtay Kismaayo

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulankaan oo ay soo Qaban qaabisay Wasaaradda Arimah Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Dowlad Goboleedka  Jubbaland ayaa waxaa diirada lagu saarayay maalmaha uu...

Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay mashruuca xalka waara

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowladda Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa daah furay guryaha xalka waara oo laga hirgaliyay deegaanka Luglow ee Waqooyi...

Qoysaska reer miyi ah oo ku nool deeganno ka tirsan gobolka Galgaduud oo codsaday...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaano ka tirsan doowlada FS iyo maamulka Galmudug ayaa kulamo looga hadalayay sidii wax looga qaban lahaa xaalada abaareed ee ka jirta Galmudug...

Warka Fiidnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo (Idaacadda Waamo) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka fiidnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Iidle Aadan Maxamed https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/772862706577486/?t=1

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:–Abdirahin Deck https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1108856389640932

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:– Fartuun Nuur Aadan https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/642210527062967