Kulan looga hadlayay xoriyadda Saxaafadda oo Kismaayo lagu qabtay

0
8

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Saxafiyiinta Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qaybtay kulan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xoriyada saxaafada aduunka kaas oo sanad walba dunida laga xuso saddixda bisha shanaad .

Isu imaatinka oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah wariyayaasha ku nool Magaalada Kismaayo ee ka howlgala warbaahinada kala duwan xubno ka socday Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Jubbaland iyo marti kale ayaa looga hadlay doorka ay wariyaashu ka qataan tabinta wanaagsan ee sheekooyinka la xiriira deegaanka iyo isbadalka cimilada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.