Gudoomiyaha Ciyaaraha Degmada Kismaayo oo shaaciyey iney qaban doonaan Tartan Akadeemiyayaasha Kismaayo

0
11
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha Sports Degmada Kismaayo Haaji Aadan Iimaan Dhaqane  iyo Madaxda kale oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ayaa shaaciyey in ay qabanayan Tartan u dhaxeyaa Akadeemiyayaasha kala duwan ee  ka dhisan gudaha magaalada Kismaayo.
Tartanka oo noqon doono mid ay ka qeyb qaadan doonaan ciyaartoyda ku jirta Akadeemiyayaasha kala duwan ee ka shaqeeya magaalada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.