Maamulka Deegaanka Yoontooy oo codsaday in loo hirgaliyo xarumo Caafimaad

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Yoontooy waxaa uu 25KM dhanka waqooyi ka xigaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad u badan Beeralay iyo xoolo dhaqo .

Deegaankaan waxaa ka jira baahiyo aas aasi ah ku waas oo ay ka mid yihiin adeegyada Caafimaadka ,wadooyinka iyo baahiyo kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.