Bulshada Jowhar loogu baaqay in ay dhiirageliyaan Ganacsatada yaryar

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqayada magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe waxaa uu leeyahy qeybo badan oo lagu iibiyo ganacsiyada kala uwan haba u badnaadaan Dalagyada kaladuwan ee ka imaanaya deegaanada u dhow Jowhar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.