Wasaradda waxbarshada XFS oo Shaacisay xiliga ay gali doonaan ardeyda fasalka 12-aad ee 2024

0
9

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda waxbarshada XFS ayaa waxaa shaacisay  xiliga ay galayaan imtixnaanadka qaranka fasalka 12-aad

Ardeyda sanadka  galisa imtixaanadka qaranka ayaa waxaa laga qaadi dooni lacagta kaar ku galka imtixaanadka Qaaranka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.