Qiimaha suuqyada magaalada Kismaayo ee lagu iibiyo Kalluunka oo sare u kacay

0
11
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada lagu kala iibsada Kalluunka magaalda Kismaayo ayaa sare u kacay ka dib markii ay bilawadeen Roobabka
Sare u kacay qiimaha lagu kala iibsatada suuqyada magaalda Kismaayo ayaa waxaa keenaya hawada bada oo isbadashay iyo rababaka Gu,gaga oo ka curtay deeganada Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.