Haween danyar ah oo Nolosha Qoykooda ka mareeya Lacago ay ka soo shaqeeyan dhismaha guryaha

0
16

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shaqada dhismaha guryaha oo ah mid adag inta badana ragu qabtaan ayaa hada waxaa ka shaqeeya qaar ka mid ah Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose.

Haweenkan oo ah kuwo danyar ah ayaa qarashaadka ay ka helaan shaqadaan dhismaha guryaha waxaa ay ka maareeyaan nolosha Qoyska.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.