Barakacayaasha Dhoobley oo codsaday xarumo Caafimaad

0
22

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Kaamamka ku yaala Magaalada Dhoobley ayaa xiligan wajahaya xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ah.

Qaar kamid dadka barakacayaasha ah ee ku nool kamamka degmada dhoobley oo kawarbixiyay xaaladooda caafimaad ayaa codsaday inay helaan adeeg caafimaad oo deg deg ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.