Macalimiinta Qur’aanka Kariimka oo doorkooda ka qaadanayo Hormarinta Nabadda

0
15

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ka shaqeeynta Nabadda waxaa ay mas’uuliyad ka saarantahay dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan,Macalimiinta Madaarista lagu barto Qur’aanka Kariimka ayaa dhankooda door ka qaato Horarinta Nabadda,maadama ay iyaga ay mas’uuliyad ka saarantahay soo saaridda Ubad tarbiyeysan.

Ustaad Ismcaaliil Maxamed Bashiir oo ka mid ah Maamulaha Madarasada Al’Iqra islamarkaana marti ku ahaa Barnaamijka Hormarinta Nabadda ee Idaacadda Waamo ayaa ka sheekeeyay Doorkooda Horumarinta Nabadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.