Dhalinyarada Kismaayo oo ka hadlay waxyaabaha sababa shaqo la’aanta Dhalinyarada haysata

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kumanaan dhalinyaro Soomaaliyed ah oo wax ka bartay Jaamaacadaha kala duwan ee dalka qaarkoodna ay Jaamacado dadka dibadiisa ah ka soo bexeen ayaa wajahaya shaqo la’aan baahsan waxaayna dadka ka faalood arimaha dhaqaalaha sheegaan in Dowlada dalkeena ka jirta oo ah mid curdin ah aysan awoodin in fursado shaqo ay u abuurto dhalinyarada oo lagu qiyaaso in 70%100 kiiba ay bulshada Soomaaliyed ka yihiin .

Qaar ka mid ah dhalinyarada wax bartay ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa inooga waramay shaqo la’aanta dhalinyarada haysata iyo waxyaabaha sababay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.