Xarun lagu dayac-tiri doona kitaabada Qur’aanka kariimka Oo Laga hirgaliyay magaalada Baydhabo

0
96

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruun lagu daryeeli doono Kitaabka Qur’aanka kariimka ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Dah-furka munaasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumaa’udiinka Baydhabo iyo marti sharaf kale.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.