Goobaha Dharka Lagu tolo ee magaalada Kismaayo oo Laga dareemayo mashquul badan

0
165

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa lagu jiraa maalmaha ugu dambeeya  bisha barakeysan ee ramadaan, dadkana waxay isku diyaarinayaa munaasabadda weyn ee ciidul fidriga oo Suuqayada kala duwan ee kismaayo ayaa waxaa ka jiro mashquul badan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.