Ardayda Jaamacadda Kismaayo oo deeq Raashiin ah gaarsiiyay dad danyar ah

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-)Jamaacadda kismaayo waa mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaallo magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland, waxay soo saartay Arday badan oo bartay kuliyadaha kala duwan ee ka koobantahay Jaamacadaasi.

Ardayda barata kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda kismaayo ayaa bilaaabay Ol’ole caawinta bulshada danyarta ah,waxaana deeq Raashin ah ay gaarsiiyeen Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.