Wasaaradda gargaarka Jubbaland oo deeq lacageed ku wareejiyay gudiga u diyaar garowga Musiiboyinka

0
219
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda gargaarka Maareynta iyo musiibooyoinka Jubbaland ayaa deeq lacageed gaarsiisay gudiga u diyaar garowga iyo ka jawaabista Musiiboyinka Jubbaland  lacagta ayaa loogu talagalay dadkii ay abaaruhu saameeyeen abaaraha ka jira deegaanada  Jubbaland.
Gudiga u diyaar garowga Musiiboyinka ayaa lacagta lagu wareejiyey waxay iyaguna kusii wareejityeen Wakiilo kala duwan oo ka kala socdo goobaha ay aabaruhu ba`an saameeyeen sida qaar kamid ah gobolka gobalka iyo gobalka Jubbada hoose.
Cowke Cali Cawil ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.