Gudigga loo xilsaaray dhismaha Masaajidka Abuu Hureyra  oo musliminta ugu baaqay in lagala qeyb qaato dhismaha masjidka

0
247

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-  Qaar ka mid ah guduga loo xilsaaray dhismaha masaajidka Abuu Hureyra oo laga hirgalinayo xaafada Shaqaalaha gaar ahaan waaxda Fii Afmadow ee magaalada Kismaayo ayaa bulshada ku nool deeganada Jubbaland iyo guud ahaan umada muslimiinta ah ka cod saday in lagala qeyb qaato dhismaha masjidka oo markii hore ay bilaabeen dadka dagan xaafada hadana uu yahay mid qabyo ah oo ay san u haynin wax lagu dhameystiro sid gudiga ay sheegeen.

Hadba qaar ka mid ah gudigii loo xilsaaray dhismaha masjidka ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha masajidka Abuu Hureyra.

Ugu dambeen gudiga loo xisaaray dhismaha maasjidka Abuu Hureyra ayaa dhamaan umada muslimiinta waxa ay ugu baaqeen in ay kala qeyb qaataan dhismaha maasaajidka.
Fartuun Nuur Aadan ,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.