Maamulka Isbitsalka Baxnaan oo ka warbixiyay cudurada ugu badan ee ay diwaan galiyaan

0
271
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafadda Dalxiiska oo ka mid ah xafadaha Magaalada Kismaayo  oo ay ku nool yihiin  Barkacayaal iyo kuwa  xeryaha qaxootiga Dadaab ee dalka Kenya ka soo laabtay.
Xaafada kaamamka ku yaalla ayaa laga dareemayaa in aysan wanaaagsaneen nadaafooda  taas oo ay  ka dhalan karaan cudura  farbadan.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.