Dowladda oo Sheegtay in ay Dhaqaatiir u dirtey deegaano uu Ayax ku degay

0
342

Muqdisho(Idaacada waamo)Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta dhaqaatiir u dirtay degaannada gobolada dhexe ee Ayaxu ku dagay.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Xaamud Cali Xasan ayaa ka warbixiyay deegaannada ay Dhaqaatiirta u direen iyo saameynta uu deegaannadaas Ayaxa ku reebay.

Ayaxa ayaa dhibaatooyin kala duwan maalmahaan ku haayey dadka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolada qaar ee dalka Soomaaliya, iyada oo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ay bilaabeen inay cunaan.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.