Ururka Naafada Jubbaland oo Horumar ka sameeyay dhinaca Waxbarashada

0
511

Kismaayo(Waamo Radio)Ururka Naafada Jubbaland ayaa Horumaro kala duwan ka sameeyay dhinaca Waxbarashada waxayna sheegeen in ay waxbarasho helaan ilaa dhowr Boqol oo Arday kuwaasoo uusan lixaadkoodu u dhameystirneen,waxayna sheegeen in ay ka caawiyeen waxbarashada dadkan Naafada ah Hay’daha kala ah ADRA iyo LWF,

Xuseen Faarax Dirir Gudoomiye Ku xigeenka Ururka Naafada Jubbaland iyo afhayeenka Ururka  Abuukar Maxamed Raage ayaa Idaacado uga war bixiyay Faa,iidooyinka ay gaadheen mudadii la soo dhaafay.

Naafo waa Qof Lixaadkiisu uusan alle u dhameystirin taasoo waxaa ay cibro qaadasho u tahay dadka uu eebe Lixaadkoodu u dhameystiray,hadana waxaa jiro dad Naafo ah oo aan Qalbiga Naafo ka ahayn.

waxaa warbixintaan inoo haya Cabdiraxiim Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.