Bulshada Kismaayo oo Maamulka degmada ugu baaqay in uu wax kaqabto dhibaatooyinka BL-ka

0
452

Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada kismaayo waxaa mara hal laami kaasoo halbowle u ah Isku socodka dadka dhamaan xaafadaha kismaayo waana wado laami ah taas oo aad umashquul badan.

Dhamaantood gawarida dadweynaha ay raacaan ee Bl-ka waa isteerin midig waxayna sababi karaan Shilal dhimasho iyo dhaawac leh iyo burbur hantiyadeed waxayna dowlad goboleedka jubbaland ka codsanayaan in wax laga qabto dhibatooyinkaan oo markasta taagan.

ugu dambeentii dadka isticmala gawaarida yar yar iyo shacabka ku nool magalada kismaayo  ayaa mamulka ugud binaya xaladaha adag oo ay kala kulman wadoyinka magalada waxayna rajo wayn ka qabaan in caqabadahaasi uu maamulka jubbaland xal u heli doono  si loo kala bad baadiyo shacabka iyo gawaarida ka howlgasha wadooyinka magalada kismaayo.

waxaa warbixintaan inoo haysa fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.