Thursday, July 29, 2021

Maalinka Cafiska oo Kismaayo Laga xusay

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabadda maalinta Cafiska Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Kismaayo,munaasabadaan oo ay soo qaban-qaabiyeen ururada rayidka Dhalinyarada iyo Haweenka Jubbland Xafladda ayaa waxaa laga...

Diiwaan-gelinta Musharraxiinta Aqalka sare oo magaalada Kismaayo ka bilaabatay maanta

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka bilaabaya diiwaan-gelinta Musharaxiinta Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Warbixin:Bulshada Kismaayo oo Looga digay cudurka duumada.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duumada waxaa sababa dulin ku dhaca Plasmodium. Ku dul-nooleyaashu waxay ku faafaan dadka iyada oo loo marayo qaniinyada kaneecada dumarka Anopheles ee cudurka...

Ardaydaa Deegaanka Goobweyn oo codsday in Loo hagaajiyo Leyrarka Cadceedda oo ka hallaabay

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardayda dhigata Iskuulka Goobweyn ayaa saameyn xoog leh waxay ku noqotay leyr ay Ardaydaasi wax ku akhrisan jireen oo deegaanka Goobweyn ka maqan. Deegaanka...

Xeer ilaalinta Jubbaland oo Kismayo ku qabtay kulan looga hadlayey tacadiyada loo geysto Haweenka

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaana shirka ka soo qeyb galay xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheeq Cismaan Siciid iyo ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee qaranka...

Dadka rarta Dameeraha oo digniin loo jeediyay

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xayawaanka dameerka ayaa ka mid ah xayawaanaadka loo yaqaano mimcoleeyda waxaa uuna Gaadiid u yahay in badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed,dadka...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:–Fartuun Nuur Aadan https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/355927269495081

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:–Abdirahim Deck https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/410929533642085  

Shirkada Somtel  oo magaalada Kismaayo ka daah-furtay Barnaamij ay hadiyado  ku siinayso Macaamiisheeda

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ol-o'laha  ku shubo oo ku guulayso 10,000 hadiyadood oo ah barnaamij ay  shirkada isgaariinta Samtel ugu tala gashay macaamiisheeda ayaa laga daah furay...

Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo kaalin ka qaato wacyi-gelinta bulshada ee dib u dhiska dalka

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada soomaliyeed ayaa 75%100 waxaa lagu qiyaasa inaay yihiin dhalinyaro waxaa ayna dhalinyaradu door wanaagsan ka qaataan hormarada kala duwan ee dalka ka...