Tuesday, February 27, 2024

Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/686579446749717/?app=fbl  

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–Juweyriyo Hassan Ahmed https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1328898924443738

Wasaaradda Dhalinyada Jubbaland oo sheegtay in sanadkii tagay dhalinyaro badan maalgalin loo sameeyay

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboledka Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways oo ka warbixiyay howlaha ay  wasaaradda ka qabatay dhanka...

Hormar dhanka Amniga ah oo Laga Dareemayo Degmada Matabaan

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-maamulka degmada Matabaan ayaa ka warbixiyay howlaha ka socdaan degmadaasi mudooyinkaani iyo sidii degmada ay u heli laheyd wax yaabaha aas aasiga u...

Adeegyo Caafimaado bilaash ah oo loo sameeyay Qoysas ku nool deegaanka Daaru-nicma

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool  deegaanka Daaru-Nicma ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa  Baaris caafimaad iyo daaweyn bilaash ah u sameeyay bulshada...

Gaari Ambalaas oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee degmada Afgooye

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbitaalka guud ee Degamada Afgooye ku wareejiyay Gaari nuuca Ambalaasta ah. Munaasabadda gaariga Ambulus ka lagu wareejinayey...

Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Guddiga sare ee Machadka Garsoorka...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka martida ka daahfuray Shirweynaha Sanadlaha ah ee guddiga sare ee Machadka tababarka Garsoorka...

Magaalada Muqisho oo ka furmay Shirka wadatashiga Qorshaha Golaha mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magalada Muqisho ayaa waxaa maant ka  ka furmay Shirka wadatashiga qorshaha golaha Miihinadlayaasha Caafimaadka Qaranka  shanta sano ee soo socota  shirka ayaa waxuu...

Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/442299164794343

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–Hamdi Mahamed Yaasiin https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/2162385220762170