Tuesday, February 27, 2024

Daruufo Nololeed oo soo wajahday Qoysaska ku nool kaamka Wabi shabeelle ee Baladweyn

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka wabi shabelle ee ku yaallo xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne  ayaa waxaa saameysay fatahadii dhawaan ku dhuftay magaalada Baladweyne iyadoo bur burisay...

Haweenka barta xirfadda dhar-karinta oo ka warbixiyay muhiimadda Xirfadaan ay u leedahay

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xirfada dhar ka rinta waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenku bartaan kuna shaqaaystaan iyaga oo guryohooda kooga  . Xirfadaan...

Biyo la’aan ka jirta Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Biyo la'aan ayaa Soo Wajahaday Bulshada Ku Nool Degaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud ee maamul Gobaleedka Galmudug ka dib Markii cilad Farsamo aay...

Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo booqday biya xireenka Sabuun ee Jowhar

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka  Md, Maxamuud Macallim Cabdulle, qaybna ay ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure,...

Booliska Degmada Kismaayo oo gacanta ku dhigay shabakad dad ka tahriibineysay gudaha magaalada

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Booliska Jubaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyen deegaanno ka tirsan gobolka jubada hoose ay ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah oo...

Maamulka Xarunta KTI ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Waxybaaha lagu barto...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada Gacanta ee KTI waa xarun lagu barto  noocyada kale duwan ee farsamada gacanta waxaan ka faiidestaya boqolaal Ardey oo wax ka...

Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–Awke Ali Awil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/725105973045655

Maamulka Masjidul Raxma oo baaq u diray Bulshada Kismaayo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masjidul Raxma wuxuu kamid yahay Masaajida ku yaallo magaalada Kismaayo  gaar ahaan xaafadda Shaqaalaha waaxda godka dhuxusha waaana masjid ay dadka deegaanaka ku...

Kalluumaysatada Jasiirada Koyama oo kawarbixiyay shaqo malmeedkooda

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jasiirada Koyama waa jasiirad dhacda gobalka Jubbada Hoose taas oo qiyaasto 45-km jahada KG kaga beegan magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada  Hoose. Jasiirada...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:– Juweyriyo Hassan Ahmed https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1071196837497204