Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo qabatay Kulan looga hadlayay xad-gudubyada lagula kaco Haweenka

0
370
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankan ay  maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay Wasaaradda haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa ku saabsanaa soo bandhigista iyo ka doodista Hindiso Sharciyeedka Xad-gudubyada ay haweenku la kulmaan.
Kulankan oo socondoona muddo labo cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay ururada Haweenka Jubbaland iyo dadka u ol’oleeya Arrimaha xuquuqul insaanka waxaana mudada uu kulanku socdo Looga doodayaa  Hindisa sharciyeedka xeerka kufsiga iyo Tacadiyada ay dumarku lakulmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.