Maamulka Mac-hadka farsamada gacanta Kismaayo oo ka warbixiyay xirfadaha ay ardayda baraan

0
439

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ku yaala xarumo badan oo lagu barto farsamada Gacanta waxaana ka mid  ah Mac-hadka farsamada gacanta Kismaayo oo ay dhalinyaro badan wax kabartaan.

Kollejkan ayaa lagu bartaa farshaxano kala duwan oo ay ka mid yihiin xirfadaha qurxinta guryaha ,artiska iyo farshaxano kale .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.