Ardeyda Naafada ah ee ku nool Kismaayo oo ka warbixiyey Waxbarashadooda

0
284

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka naaafada ah ee kunool Magaalada Kismaayo waa kuwa hela adeegyda waxbarshada iyogoo garab ka helaaya Ha’yadaha ka howl-gala Magalaada Kismaayo iyo Jubbland.

 Waxaa ardyeda  loo asteyey iskuulada qaar  ku yaala magalaad Kismaayo si ardayda naafada ay wax uga bartaan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.