Xafladda Sanad guuriadii 1aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Waamo Radio

0
382

Kismaayo(Idaacada Waamo)Idaacada waamo ayaa Qabatay Munaasabad loogu Dabaal dagayay sanad guuradii1aad ee kasoo wareegtay aas-aaska idaacadda ,waxa ay hawada soo gashay 15,Dec,2018 kii
Idaacadda Xarunteedu waxa ay ku taallaa Magaalada Kismaayo,Waamo ma aha idaacad dhaqaale samaysa ee waa idaacad ka hadasha Arimaha Bulshada .

https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1611110669030274/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here