Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo sheegay in ay bilaaban doonaan hirgalinta mashaariic cusub deegaanada Jubbaland 

0
53
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland C/rahmaan Cabdi Ahmed ayaa ka warbixiyey in dhawaan ay deegaanada Jubbaland ka bilaaban doonaan hirgalinta mashaariic muhiim ah iyo dardar galinta mashaariicdii hore ee ka socday deegaanada Jubbaland.

 

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inoga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here