Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanada waqooyiga Kismaayo

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland Eng. Ismaaciil Axmed Garas iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tegey xarumaha caafimaad ay wasaaraddu ku leedahay deeganada waqooyi ee magaalada Kismaayo.

Goobaha uu wasiirka booqday waxaa ka mid ah, Goobweyn, Qaam-qaam iyo Istanbuul halkaas oo ay ku yaalaan xarumo caafimaad oo ay dadweynaha u raadsadaan adeegyada caafimaadka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here