Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhowrkii sano ee ugu dambaysay waxaa hoos u dhacay wax soo saarka Beeraha deegaanada Jubbaland gaar ahaan beeraha ku yaala gobolka Jubbada hoose.
Hoos u dhaca wax soo saarka beeraha ayaa waxaa sababay abaarihii iyo fatahaadi is xigay ee dalka ku dhufatay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.