Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo ka hadlay fatahaadaha ka dhacay qaybo kamida dalka

0
418

Kismaayo(Radio Waamo)Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo ka hadlay fatahaadaha ka dhacay qaybo kamida dalka
Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo shir Jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay fatahaadaha ka dhacay qaybo kamida dalka ee ay sameeyeen Wabiga Shabeelle iyo Jubba
Wasiirka ayaa u tacsiyeeyay dadka ku geeriyooday fatahaadaas waxa uuna ilaahay uga baryay in jannadii firdowsa Allaah ugu Bishaareeyo Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dadka soomaaliyeed ,beesha Caalamka ,iyo Hay’adaha Samafalka in si dhab ah loo caawiyo dadkaas ay waxyeelada iyo dhibaatadu kasoo gaadhay Biyaha.

R/W,Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here