Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixiyey Shirka Banginka Adduunka oo lagu soo gabagabeeyey dalka Morocco

0
113
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka warbixiyey shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika, kaas oo lagu soo gabagabeeyat Magaalada Marrakesh ee dalka Morocco.
Shirkaan ayaa Soomaaliya waxaa ku matalayey wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iiman Cige,  iyada oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Bangiga dhexe iyo xubno ka kala socday Xafiiska Madaxweynaha iyo Golaha Shacabka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here