wasarada Kalumeysiga Iyo Qeyraadka Bada Jubbaland Oo  Qorshaynayso sidii loo hormarinlahaa kallumaysatada Deganaada Jubbalnd . 

0
402

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka Wazarad kallumaysiga Iyo Qeyraadka Bada Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ibraahim cabdi xasan  Oo Kahadlayay Tababar loo qabtay iskaashatada kalluunka oo Isugu Jiro Kuwa Deganka iyo kuwa dalka Dib ugu soo Laabtay  Kaaso socon doonaa muddo 7cisho ah Inta tabbrku uu socdo ayaa waxa Kalumeysatada  Labari Doonaa sida kalluunka loo soo Jalaabto .Waziirka Wazarda kaluumaysiga Oo Kahadlayay Furitaanka Tawa Barka Ayaa Shegay in wasaraddu qorshaynayso Ah sidii loo hormarinlahaa  kallumaysatada  Kaluunka Ee Jubbaland Gaar Ahaan Degmada Kismaayo.

Wasaraadda kaluumaysiga iyo qeeyarddaka Badda ayaa soo qabanqaabisay tababrkaani Iyadoona inta uu tababrku socdo loo qeeybin doono dadkaani doomo ay ku kallumaystaan.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here