Kismaayo(Waamo Radio)Kulankaan Oo Kadhacay Xaruunta Wasarada Ay So Qaban Qabisay Wasarad Gadidka Dowlada Gobboleedka Jubbalan Aya Waxaa Kasoo Qeyb Galaya Wasiirka wasarada Gaadidka Wasiir Kuxigeenka Wasarad Gadiidka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasarada Gaadidka Jubbaland Iyo Gudoomiyah Gudiga Gadidika Ee Baarlamaanka Soomaalia.
Kulanka Ayaa Intiisa Badan Lagu Falanqeyay Caqabadihii Kadhashaya Xinibaadii Ay Dowlada Somalia Saartay Diyaradihii Sida Tooska Ahaa umaanjiray Kismaayo