Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland oo soo gabogabeeysay Shir Laba maalmood socday

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Jubbaland ayaa soo xiray shir muddo labo maalin ah u socday wasaaradda Maaliyada iyo guddiga maaliyadda ee golaha wakiilada Jubbaland.

Gudiga maaliyadda Jubbaland ayaa mudadii uu shirka socday waxay u kuur galayeen sida ay u shaqeeyso Wasaaradda maaliyadda Jubbaland,waxaana wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo madax waaxeedyada ka xog wareysteen habsami u socodka shaqada Wasaaradda ayaa ka mid ahaa waxyaabihii looga hadlayey kulanka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here