Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qabatay shir looga hadlayay xaalada Gobalka Gedo

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay xaaladaha ka soo kordhay degmada Luuq ee Gobalka Gedo,halkaas oo daadad ka dhashay Roobab ka da’ay degmada ay saameeyn ku yeesheen deegaanka.

Waxaana shirka ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka,Mas’uuliyiin ka tirsan qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo wakiilo ka socday Hay’adaha Samafalka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inorganic diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here