Wasaaradda Dhalinyarada iyo  Ciyaaraha Jubbaland oo tartan isdhex-gal ah ka daah-furtay Deegaanada Waqoyiga Kajira Kismaayo 

0
373
Kismaayo(Waamo Radio)wasarada Dhalinyarada Ciyaraha Dowlada Goboledka Jubbaland Oo Kaduleyso Diiri Galinta Dhalinyardaa Ciyaradaha Xiiseyso Ee Kunool Tuloyinka Dhanka Waqooyi Kajiro magalada  Kismaayo Waxana Ay Wasarada Daahfurtay Tartan Ciyareed Aad U Xiiso Badan
Daahfurka Taratnkan Ciyaraha Oo Ay Kaqeyb Qadanayaan Tuloyinka Kala Ah Sanguuni Sinka Leer Wirkoy Iyo  Baarka Ayaa Ah Kii Oogu Horeyay OO Ay Wasarada Qabato
Oogu Horeen Furitaanka Tartaanka waxaa Kahadalay Gudomiyaha Xirirka Ciyaaraha Gobolka Jubbada Hoose Iyo Gudomiyaha Ciyaraha Jubbada
Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaraha Dowlad GoboleedkaJubbaland Cusmaan xaaji Feyruus Oo Kahdlay Furitaanka Tartanka Loo Qabtay Dhalinyarada Ciyaraaha Tuloyinka Hoos Taga Degmada Jamaame Ee Gobolka Jubbada Hosoe Ayaa Shegay in muhiimda Tartankaan Uu yahay Mid Ay wasaradu Kudoneyso In Laxoojiyo Xirirka Isdhexgalka Bulshada Deganadaan.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here