Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland oo dhalinyarada ugu baaqday in ay ka Faa’iidaystaan Khayraadka Deegaanada Jubbaland

0
333

Kismaayo(Waamo Radio)wadankeena somaliya aya lagu tilmaama in uu yahay wadan hodan ku ah khayrad dabiici ah .balse khayrad kas ma ahan mid bushada somaliyeed ay uga faiidaystan sida saxda ah oo inta badan dhalinyarada wadanka ku nool waxa haysata shaqo la aan taas oo ka dhigan in aysan ka faa,idaysan qayradka uu Allah nagu manaystay ee wadankena hodanka ku yahay
hadaba agaasimaha wasarada beera iyo waraabka dowlad goboledka jubbaland  Abdirashiid Abdi Farax  aya  dhalinyara somaliyeed ugu baaqay in aay ka faiidaystan waxsosaarka  beeraha dalka
dhanka kale agasimaha aya shegay in  wasarada beera ay bixiso dabaro ku adan sida ugu wanagsan ee loga faaidaysan karo wax sosarka beeraha.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here