Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland oo agab xafiiseed ku wareejisay Golaha dhalinyarada Jubbaland.

0
389

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa agab xafiiseed ku wareejisay golaha dhalinyarada Jubbaland,qalabkaasi ayaa loogu talagalay in lagu dardar geliyo howlaha dhalinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here