Wasarada Dhalinyarada iyo cayaraha Jubbaland oo Kismaayo kulan kula qadatay qaar kamid ah hay’ada Degaanka

0
346
Kismaayo(waamo Radio)Wasarada Dhalinyarada Iyo Ciyaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Ayaa Waday Xoojinta Xiirka Ay Laedahaay Hay Adaha Deegaana Kahool Galo Waxana Wasarada Ay Kuguleysata In La Unko Xirir Toos Ah Oo Ay Laledahay Hey Adaha Dhanka Mashariicda Katageera Wasarad
Agaasimaha Warada Ciyaraha Ayaa Goobjoog Ahaa Kulan Kadhacay Wasarada Wasarada Dhalinyarada Iyo Ciyaraha Jubbaland  Oo Udhaxeyay Agasiamah Iyo Qaar Kamid Hey Adaha Waxana Kulanka Looga Dooday Sidii Hey Adaha Ay Sare Oogu Qadi Lahyeen Masharicdoda Dhan Hormarineed Oo Ay Deegaanka kafuliyaan
Marka Uu Kulanka Soo Dhamaday Waxaa Warbaahinta Lahadlay AgaasimahaGuud Ee Warada Dhalinyarada Iyo Ciyaraha  Mudane Cabdiraxmaan Xaaji Cabd.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here