Wasaarada deeganka iyo dalxiiska dowlad goboleedka Jubbaland oo Baarlamaanka horgeysay sharciga duurjoogta

0
620
Kismaayo(Waamo Radio)Wsaarada deeganka iyo dalxiiska dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mudanayaasha barlamaanka dowlad goboledka jubbalnd horgeysay xeerka ilaalinta iyo maaraynta deeganka dowlad goboleedka Jubbaland somaliya .iidle Adan maxamed
Xeerkan ay soo gudbisay wasaarada degaanka iyo dalxiiska dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maraya aqrinti koowaad waxaana la marsiin doona aqrin  labaad
Kalafadhigi 4aad fadhigiisa 68aad  Ee Mudanaysha barlamaanka  Jubbaland  Dowlada Goboleedka Jubbaland waxaa Fadhiyey 40  Xildhibaan waxaana shir gudoomiyey  gudoomiya habarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland  Sheeq Cabdi
Aqrinta Markay Dhamatay Waxaa Warbahinta Ufaah Fahiyey Xeerka Maanta Lahorgeyay Baarlamanaka Jubbaland wasiirka wasaarada Deeganka iyo Dalxiiska mudane caydiid saleban xaashi.
kadib Burburkii Dowladii Dhaxe Ee Soomaaliya Ayaa Lawaayay Sharciyadii Degaanka Iyo Dalxiiska waxana Gabi Ahaanbo Burburay Gobihii Dalxiiska Iyo Duur Joogta Dalka  Gobolka Jubbada Hoose ayaa Kamid ahaa Melaha Somalia ogu Dalxiiska Wacaneed.
waxaa inoo soo jeedinaya Warbixintaan,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here