Wasaarada caafimaadka Jubbaland oo xarun caafimaad ka hergelisay deegaanka Cabdalla biroole

0
351

Kismaayo(Waamo Radio)Tuulada Cabdalla biroole oo dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo dhinaca galbeed,islamarkaasina ay la wareegeen ciidanka Jubbaland sanadkii 2016,kii ayaa wasaarada Caafimaadka Jubaland oo ka duuleysa baahida caafimaad ee deegaanada Jubbaland,waxay ka hergelisay Tuullada Cabdalla biroole xarunta xanaanada hooyada iyo dhallaanka.

Qaar ka mid ah hooyooyinka ka howlgala xarunta caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka ayaa ka warbixiyay sida ay xarunta u shaqeyso iyo waxyaabaha u qabsoomay.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here