Wadayaasha Gaadiidka kismaayo oo caqabado kala kulma wadooyinka ay Biyaha fadhiyaan

0
145

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabkii ka da’ay magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose iyo nawaxigeeda ayaa samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka madaama wadooyinka halbowlaha u ah magalada ay biyo buux dhafiyeen

Qaar ka mida Gaadiidlayda magaalada kismaayo ayaa idacada waamo uga warbixiyay samaynta ay roobabku ku yesheen iyaga oo ka cabanaya bayaha jiifa wadooyinka muhiimka ah ee magalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here