Taariikhda Ciyaaryahanka Andrea Barzagli

0
800

Magaciisa Oo Buuxa Waa Andrea Barzagli

Wuxuu Dhashay 8 May 1981 Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Fiesole ee Dalka Italia

Wuxuu Kubada Cagta Kusoo Biirey Sanadka 1998 Isaga Oo Jira 17 Sano Jir Da”yar Ah

wuxuuna Kubada Cagta Kubilaaway Kooxda Rondinella 51 Kulan Ayuu Uciyaaray 3 Goolna wuu u Dhaliyey

wuxuu Kubada Ku Guda Jirey 38 Sano Intii Udhexeysay 1981 Ilaa 2019

Kooxaha uu usoo ciyaaray waxaa Ka Mid ah ,Rondinella ,Pistoiese , Piacenza ,  Ascoli ,Chievo , Palermo ,VfL Wolfsburg , Juventus ,

Waayahiisa Kooxeed wuxuu Ciyaaray Kulamo Gaarayo 566 Kulan Dhanka

Qarankiisa Italia wuxuu Saftay Kulamo Gaarayo 88 Kulan

Koobabka uu Ku Guuleystay 

Rondinella
Ascoli
Wolfsburg

Juventus

Serie A :- 8 Koob oo Isku Xigto Waana Intii Udhexeysay 2011/12 Ilaa 2018/19

Supercoppa Italiana:- 4 Koob

Coppa Italia :- 4 Koob

2 Mar Ayuu Koobka Champions League Final Gaaray

Dhanka Qarankiisa Italia 

Waxyaabaha Sida Shaqsiga Uu Ugu Guuleystay

Waxaa Intaa Kusoo Koobayaa Tariiqda Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Italia ee Andrea Barzagli

W/Q :- Wariye Cowke Cali Cawil

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here