Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimiladda Jubbaland ayaa qabatay shiir looga hadlayay ka hortagga xaalufinta deegaanka. Shirkan oo qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee wasaaradda, ayaa si gaar ah loogu lafaguray doorka odayaasha dhaqanka ee ilaalinta deegaanka, waxaana kasoo qeyb galay mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.