Shaxda Ugu Fiican Ee Xiddigaha Baxay Horyaalka La Liga ee Dalka Spain

0
481

Kismaayo(Waamo Radio)-Suuqa kala iibsiga qaarada Yurub ayaa si rasmi ah u soo xirmay 2-da bisha September , Jariirada Isbaanishka ee AS ayaana dib u eegtay xiddigaha Ka Tagey horyaalka Spain Xagaagan.

Shaxda laga sameeyay xiddigaha ugu fiican ee horyaalka La Liga ka tagay waxay qiimahoodu Ku fadhiyaan 297.5 Milyan Euro, Waxaana AS ay u Adeegsatay Shax ciyaareedka 3-5-2.

Ma ahan Intan Kaliya Xigaha Kusoo Biiray Horyaalka Dalka Spain Waxaa Jiro Kuwo Kale Aad Ufaro Badan Oo Aan Inta Kusoo Koobi Karin

Xidigahaan Ayaa Isugu Jiro Kuwo Kooxahooda Si Toos Ah Uga Tagey Oo Heshiisyadii Ka Dhaamaday Iyo Kuwo Si Toos Ah Loo iibiyey Iyo Kuwo Amaah Kaga Tagay Kooxahooda

SHAXDA XIDDIGAHA KA TAGAY LA LIGA

Goolhaye: Keylor Navas (PSG)

Daafac: Godín (Inter Milan),  Filipe Luis (Sao Paulo), Lucas Hernandez (Bayern Munich)

Khad Dhexe: Dani Ceballos (Arsenal), Fornals (West Ham), Rodrigo (Man City), Sarabia (PSG), Lo Celso (Tottenham)

Weerar: Phillipe Coutinho (Bayern Munich), Ben Yedder (As Monaco)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here