Roobka Dayrta oo hakad geliyey isku socodkii Gaadiidka Magaalada Kismaayo iyo degmooyinka Hoosyimada 

0
431
Kismaayo(Waamo Radio)Iyadoo Ay Qaar Kamid Ah Gobolada Dalka Ay maalmahaan Kada ayaan Robabka Deyrta Islma markana Raxmada Eebe Ay Kadul Hoortay Dadka Iyo Duunyada Kunool Gobolada Dalka
Dhanka Kale Waxaa Ay Robabkii Sacadihii Laso Dhafay Da.ayey waxey Sameen Kuyesheen Isu Socodka Degmoyin  Badan Oo Dalka Kuyaal
Iadacda Waamo Ayaa Ukuur Gashaya Saeenta Robabka Ay Kuyesheen Isusocodka Babuurta Ee Magaloyinka Kismaayo Hoos Yimada Sida Dhoobley Afmadow Santaaro Degmoyinka Gobolka Jubada  Dhaxe
Qaar Kamid Ah Wada Yasha Gadidka usafri Jiray Kismaayo Iyo Maglinka Qaar Ayaa Inoo Shegay In Ay Shaqadooda Istagtay Islamarkana Aaan Lagu Dhiiran Karin in lagu safro wadoyinka qaar
Robabka Kahor Gawarida Usafa Xeryaha Qaxotiga Keenya Waxuu Lagu Raaci Jiray 30 Dolar Halka Hada Ay Wax Badan Iska Badaleen Qiimahaas Oo Ay Hada Dadka Qadaan 70 Dalar waxana Jiro Gabi Ahaanbo Ay Shaqada Jojiyeen Baburta Yaryarka Ee Inata Badan Usafri Jiray Magaloyinka Kala Duwan Ee Jubbaland
Waa Kan Mdid Kamid Ah Dadka Gadidleyda Oo Hadlay  Idacad Waamo
Marka Laga Xili Robaad Waxa Inta Badan Hakad Galo Isu Socodka Gadidikii Ukala Safri Jiray Magaaloyinka Qaar Ee Dalka Waxana Sidoo kale Sare Ukaco Qiimaha Lagu Raaco Baaburta Oo Iyagu Qaada Xamuulka Iyo Shacabka
R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here