RASMI: Mane Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican Liverpool ee Bishii November.

0
341

Kismaayo(Idaacada Waamo) Xiddiga Lambarka 10 aad ee Kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican Liverpool ee Bishii Tagtay November.

Xiddiga Sadio Mane aaa Bishii Lasoo Dhaafay Soo Bandhigay Qaab Ciyaareed Cajiib ah isaga oo Dhaliyay 3 Gool isaga oo Ku Bilowday 5 Ka Mid ah Kulamada Liverpool ay Ciyaartay ee Premier League iyo Koobka Yurub ee Champions League.

Xiddiga Sadio Mane ayaa Abaalmarintan Ku Garaacay Xiddiga ay Isku Kooxda yihiin ee Fabinho oo kaalinta 2-aad Galay iyo Daafaca Reer Holland ee Virigil Van Dijk Kaas oo Kaalinta 3-aad Soo Galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here