Qoysas ku nool Kaamka Kalkaal ee Baladweyne oo ay soo wajahday xaalado nolol xumo

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan oo ku nool kaamka kalkaal ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan haysta daruufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, Caafimaad darro iyo raashin yari.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here