Qoysas ka soo barakacay deegaano uu ku fatahay wabiga Jubba oo magaalada Kismaayo soo gaaray

0
313

Kismaayo(Idaacada Waamo)Qoysas danyar oo uu saameyn ku yeeshay fatahaada wabiga Jubba ee qaar ka mid ah deegaanada gosha ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo,waxaa ayna dageen koontaroolka Fii-afamdoow.

Dadkaan ayaa ka soo barakacay deegaanada Aaraare Bangeeni iyo Koban ayaa waxaa halkaasi ku heysato xaalad nolol xumo,waxayna ka codsadeen dowlad goboleedka Jubbaland iyo Hay’adaha in ay gargaar dag dag ah la soo gaaraan.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here